Sidee Lacag Looga Sameeyaa Internet ? | Digital Marketing Course – Af Soomaali



Sidee Lacag Looga Sameeyo Intetnet | Digital Marketing Course Af Soomaali waa koorso bilaash ah oo aan ku soo koobay qaybaha kala duwan ee Digital Marketing, website iyo searching engine – iyo sida ay u wada shaqeeyaan, iyo waliba macluumaad kale oo muhiim ah.

Ku soo biir Telegram-keenna:

Muuqaalkii hore ee ku saabsanaa noocyada online business-ka iyo sida loo dhiso halkaan ka daawo:-

Course Topics:
00:00 intro
03:13 Course Content
04:23 Website & Searching Engine
04:42 What is a website?
07:57 What is searching engine?
09:03 How searching engine works?
12:35 what is digital marketing
14:00 Types of digital marketing
15:03 Searching engine optimization
20:37 Searching engine marketing
22:51 Display advertising
25:53 Native ads
27:36 Social media marketing
32:23 Content marketing
37:18 Email marketing
43:00 Mobile marketing
48:24 Marketing funnel
53:55 Marketing analytics
59:00 Outro

________________________________________________________

TAXANAHA SIDEE YOUTUBE LACAG LOOGA SAMEEYAA:
Qaybtii 1-aad:
Qaybtii 2-aad:
Qaybtii 3-aad:
Qaybtii 4-aad:
Qaybtii 5-aad:

Waxaa jira buug e-book ah oo aan ka qoray hababka online-ka lacagta looga sameeyo, oo af Soomaali ah, haddii aad danaynayso Whatsapp-kaan kala xiriir:

Si aad u la socoto muuqaallada danbe ee taxanahaan iyo taxanayaasha danbaba, subscribe saaro channelka.

_____________________________________________________

NAGA LA SOO XARIIR

WhatsApp:

Facebook:

Instagram:

Tiktok:

_____________________________________________________

Mawduucyada kale ee la xiriira muuqaalkaan:

sidee online lacag looga sameeyaa,website lacag laga sameeyo,sidee lacag looga sameeyo internet,sida internet lacag looga sameeyo,sidee lacag loo sameeyaa,sidee lacag loo sameeya,sidee lacag looga sameeyaa facebook,sidee app lacag looga sameeyaa,sidee lacag looga sameeyo youtube,lacag,sidee online lacag looga sameeyaa 2023,sida lacag looga sameeyo online,sidee online lacag looga sameeyo,sidee gmail loo sameeyaa,sidee online wax looga bartaa,lacag samee,sidee lacag,sida online lacag looga sameeyo,somalia,digital marketing af soomaali,ganacsi,lacag,somali,sidee internetkalacagloogahelaa,af somali,baro digital marketing,muqdisho,sideeonlinelacaguga sameeyaa,what is digital marketing,seo tools

#lacagsamee
#Jaarlees
#Onlinelacagkasamee
#makemoneyonline

source

3 bình luận về “Sidee Lacag Looga Sameeyaa Internet ? | Digital Marketing Course – Af Soomaali”

  1. Asxaabta sharafta leh, channelka subscribe saara, muuqaalka like saara, si aad muuqaallada danbe ula socotaan. Faalladiinana hoos iigu reeba.

    Sidoo kale muuqaalku maadaama uu dheer yahay waxaan u yeelay "Timestamp" description-ka ka eega, mawduuca aad rabto ayaad dul tagi kartaa.

    Sidoo kale haddii aad danaynayso buuggayga aan ka qoray hababka online-ka lacagta looga sameeyo, ka dalbo whatsapp-ka hoose

    :- https://wa.me/+252617186255

    Trả lời
  2. Ustaad waxaad videoyaw kasoo diyaarisaa qaabka la isugu xirayo websiteka iyo google
    Tusaale kaba soo qaad in aan website sameystay oo aan xogtii soogaliyey marka tilaabada xigta sidee google ugu connect gareyn karaa websiteka pls intaa nagu caawi ustaad mahadsanid

    Trả lời

Viết một bình luận